Sunday, November 23rd, 2014
logojaliil

Daawo Sawirada:Dhacdo naxdinleh oo qabsatay wiil iyo gabar mudo is jeclaa (dhacdadii ugu xumeed)……

hiiraanka

Jack Martindale oo 25-sano jir ayaa mudo waxay Jaceyl wada jilayeen Gabadh ay saaxiibo ahaayeen waxay isku ahaayeen Labo indhaha iska jecel.

Mr Jack oo goordhow idleeyay heerka waxbarashada ee bachelors degree,ayaa bilaabay inuu shaqeeyo laakiin maxaa ka danbeyo.

Shan sano ka dib dhalashadiisii sanadii 2010-kii ayaa wuxuu wiilkaani da’da yar galay xaalad uusan fileyn oo ah Xaalad Coma ah oo uu ku dhawaaday inuu geeriyoodo.

Gabadhii ay isla Jaanqaadayeen markaasi ayaa si aad ah dhacdadaan kaga naxday,waxayna ku noqotay arin uur ku taalo ah ka dib markii uu galay shil baabuur.

Gaari uu saarnaa Mr Jack ayaa ku dhacay gaari kale oo wadada marayay.

25-sano jirkaan ayaa Jig ka gaartay Lafta madaxda,isagoona isla durbadiiba miir belay ka dibna loola cararay Cisbitaal.

Dhaqaatiirtii ku howlaneed ayaa sheegtay in in Mr Jack qeybta sare ee madaxa dhibaato ka gaartay.

Gabadhii saaxiibadii ahayd ayaa iyadoo naxsan tiri” Waxaan ka xumahay waxa ku dhacay Jaceylkeyga waayo waxaan ahayn Labo haatan beerayay ubaxii jaceylka laakiin masiibadaan ayaa timid.

Ilaa iyo hada Mr Jack ayaa ku jira baxnaano,isagoona la sheegay inuu kariyay waayay hadalka iyo waliba inuu cunto cuno.

112145

i