Monday, December 22nd, 2014 cialis for less 20 mg
logojaliil news-wa-copy

Daawo muqaalka:Dowlada dalka iiraan oo weerar ku qaaday xoogaga Daacish iyo xalada ah….

Diyaaradaha dagaalka ee dalka Iiraan ayaa markii ugu horeeysay waxeey weeraro duqeeyn ah ku qaadeen fariisimo iyo kolanyo gawaari dagaal ah oo ay wateen Dagaalyahanada ururka Daacish kuwooda ka dagaalama gudaha dalka Ciraaq.

 

Riix Halkaan Ee Daawo Muqaalka

 

Ciidamada cirka ee dalka Iiraan ayaa goobaha ay weerareen waxaa lagu sheegay sida magaalada Diyala oo ku taala gudaha dalka Ciraaq waxeeyna halkaas ku bur buriyeen hub ay wateen xoogaga Daacish. Dowlada Iiraan oo weerarkaan qiratay waxay ka yaabsadeen dalka Mareeykanka iyo xulufadiisa .

 

WERAR

i