Thursday, April 24th, 2014
logojaliil

Nabadoon Caan ahaa oo lagu Dilay magalada mandheere ee gobolka waqooyi bari Kenya ?

Kooxo hubeysnaa ayaa Xalay Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya ku toogtay Nabadoon ka mid ahaa Nabadoonada Soomaaliyeed ee ku Nool Dalka Kenya.

 

Sida ay wararka sheegayaan nabadoonkan oo lagu magacaabi jiray Shire Dhalabow ayaa Kooxo ku hubeysan Bistoolado waxaa ku Dileen Magaalada Mandheere isagoona ahaa Ganacsade laga yaqaano Waooyi Bari Dalka Kenya.

 

 

Dableydii Dilka geystay ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay goobta isaga carareen in aysan imaanin Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Magaalada Mandheere ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya.

 

 

Dhanka kale labadan Nin ayaa sidoo kale la sheegay in ay Weeraro kala duwan k ageysteen Magaalada Mandheere inkastoo aan la shaacin khasaaraha ka dhashay Weeraradaasi.

 

 

Si kastaba majro hadalo ka sopo baxay Maamulka Degmada Mandheere ee Dowladda Kenya taasi oo ku aadan Dilalka ku soo badanaya maalmihii u dambeeyay Dalkeeda.

 

 

Xafiiska Wararka.

 

Www.Hiiraanka.com

 

Muqdisho

148 total views, 1 views today

Share

hiiraanka hormarka maanta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

dawasaas